L aakiinse isagii intii maalin socodkeed ah ayuu cidlada sii dhex maray, oo intuu meel yimid ayuu hoos fadhiistay geed rotem la yidhaahdo; oo wuxuu weyddiistay inuu dhinto, oo yidhi, Rabbiyow, haatan waabase naftayda iga qaad, waayo, anigu kama aan fiicni awowayaashay.
А той самият отиде на еднодневен път в пустинята и спря, и седна под една хвойна. И поиска за себе си да умре, като каза: Стига сега, Господи. Вземи душата ми, защото не съм по-добър от бащите си.
Continue reading Report error