Boqorradii Kowaad 19:2 ~ 3 Царе 19:2

picture

M arkaasaa Yesebeel farriin u dirtay Eliiyaah oo ku tidhi, Sidaas iyo si ka sii daranba ilaahyadu ha igu sameeyeen haddaanan berrito hadda oo kale naftaada ka dhigin sidii mid iyaga ka mid ah naftiisii.


Тогава Езавел прати човек до Илия да каже: Така да ми направят боговете, да! и повече да притурят, ако утре, около тоя час, не направя твоя живот както живота на един от тях.

Continue reading Report error