Boqorradii Kowaad 19:10 ~ 列 王 紀 上 19:10

picture

I sna wuxuu yidhi, Anigu Rabbiga ah Ilaaha ciidammada aawadiis ayaan aad ugu hinaasay; waayo, dadkii Israa'iil axdigaagii way ka tageen, oo meelahaagii allabarigana way dumiyeen, oo nebiyadaadiina seef bay ku laayeen; oo aniga keligay ayaa ka hadhay, oo waxay doonayaan inay naftayda iga qaadaan.


他 說 : 我 為 耶 和 華 ─ 萬 軍 之 神 大 發 熱 心 ; 因 為 以 色 列 人 背 棄 了 你 的 約 , 毀 壞 了 你 的 壇 , 用 刀 殺 了 你 的 先 知 , 只 剩 下 我 一 個 人 , 他 們 還 要 尋 索 我 的 命 。

Continue reading Report error