Boqorradii Kowaad 18:36 ~ 3-я Царств 18:36

picture

O o markii la gaadhay wakhtigii la bixin jiray allabarigii fiidnimada, Nebi Eliiyaah waa soo dhowaaday, oo wuxuu yidhi, Rabbiyow, Ibraahim iyo Isxaaq iyo Israa'iil Ilaahoodiiyow, maanta dalka Israa'iil ha lagu dhex ogaado inaad adigu Ilaah tahay, oo aan anna ahay addoonkaaga, iyo inaan waxyaalahan oo dhan eraygaaga ku sameeyey.


Когда пришло время жертвоприношения, пророк Илия подошел и сказал: – Господи, Боже Авраама, Исаака и Израиля, пусть откроется сегодня, что Ты – Бог в Израиле, а я – Твой слуга и совершил все это по Твоему слову!

Continue reading Report error