Boqorradii Kowaad 18:24 ~ 列 王 紀 上 18:24

picture

O o markaas idinku u yeedha magaca ilaahiinna, oo anna waxaan u yeedhanayaa magaca Rabbiga; oo markaas Ilaahii dab ku soo jawaabaa ha ahaado Ilaah. Markaasaa dadkii oo dhammu jawaabeen oo waxay yidhaahdeen, Kaasu waa hadal wanaagsan.


你 們 求 告 你 們 神 的 名 , 我 也 求 告 耶 和 華 的 名 。 那 降 火 顯 應 的 神 , 就 是 神 。 眾 民 回 答 說 : 這 話 甚 好 。

Continue reading Report error