R abbiga Ilaahaaga ah noloshiisaan ku dhaartaye inaan la arag quruun iyo boqortooyo uusan sayidkaygu cid u dirin si uu kaaga goobo; oo markay yidhaahdeen, Halkan ma joogo, ayuu boqortooyo kasta iyo quruun kastaba dhaariyey inay ku waayeen.
我 指 著 永 生 耶 和 華 ─ 你 的 神 起 誓 , 無 論 哪 一 邦 哪 一 國 , 我 主 都 打 發 人 去 找 你 。 若 說 你 沒 有 在 那 裡 , 就 必 使 那 邦 那 國 的 人 起 誓 說 , 實 在 是 找 不 著 你 。
Continue reading Report error