Boqorradii Kowaad 17:24 ~ 1 Kings 17:24

picture

M arkaasaa naagtii waxay Eliiyaah ku tidhi, Haatan waan garanayaa inaad tahay nin Ilaah, iyo inuu run yahay erayga Ilaah oo afkaaga ku jira.


Na ka mea te wahine ra ki a Iraia, Katahi rawa ahau ka mohio he tangata koe na te Atua, he pono ano te kupu a Ihowa i tou mangai.

Continue reading Report error