Boqorradii Kowaad 17:18 ~ 1 Kings 17:18

picture

M arkaasay Eliiyaah ku tidhi, War nin yahow Ilaah, maxaa inoo dhexeeya? War ma waxaad iigu timid inaad dembigayga i soo xusuusisid oo aad wiilkayga dishid?


And she said to Elijah, What have you against me, O man of God? Have you come to me to call my sin to remembrance and to slay my son?

Continue reading Report error