O o wakhtigiisii Yerixoo waxaa dhisay nin reer Beytel ah oo magiciisa la odhan jiray Xii'eel; oo markuu aasaaskeedii dhigay waxaa ka dhintay wiilkiisii curadka ahaa oo Abiiraam ahaa, markuu irdaheedii taagayna waxaa ka dhintay wiilkiisii yaraa oo Seguub ahaa, oo waxay noqotay sidii eraygii Rabbigu kula hadlay Yashuuca ina Nuun.
За його днів Хіїл з Бет-Елу відбудував Єрихона, на перворіднім своїм Авірамові він заклав його фундаменти, а на наймолодшім своїм Сеґівові повставляв брами його, за словом Господа, що говорив через Ісуса, Навинового сина.
Continue reading Report error