Boqorradii Kowaad 15:27 ~ 1 Kings 15:27

picture

O o waxaa shirqoolay Bacshaa ina Axiiyaah oo ahaa reer Isaakaar, oo Bacshaa isaguu ku dilay Gibbetoon tan ay reer Falastiin lahaayeen, waayo, Naadaab iyo dadkii dalka Israa'iil oo dhammuba waxay weerarayeen Gibbetoon.


Then Baasha the son of Ahijah, of the house of Issachar, conspired against him. And Baasha killed him at Gibbethon, which belonged to the Philistines, while Nadab and all Israel laid siege to Gibbethon.

Continue reading Report error