Boqorradii Kowaad 15:25 ~ 1 Kings 15:25

picture

O o Naadaab oo ahaa ina Yaaraabcaam boqor buu ka noqday dalka Israa'iil sannaddii labaad oo Aasaa boqorkii dalka Yahuudah; oo wuxuu dalka Israa'iil boqor ka ahaa laba sannadood.


And Nadab son of Jeroboam hath reigned over Israel, in the second year of Asa king of Judah, and he reigneth over Israel two years,

Continue reading Report error