M arkaasaa Benhadad dhegaystay hadalkii Boqor Aasaa, oo saraakiishii ciidammadiisa ayuu u diray magaalooyinkii dalka Israa'iil, oo waxay dagaal ku dhufteen Ciyoon, iyo Daan, iyo Aabeel Beytmacakaah, iyo Kinnered oo dhan, iyo dalkii reer Naftaali oo dhan.
Bên-Ha-đát nghe lời vua A-sa; bèn sai các quan tướng mình hãm đánh những thành của Y-sơ-ra-ên, chiếm lấy Y-giôn, Đan, A-bên-Bết-Ma-ca, và cả xứ Ki-nê-rốt với xứ Nép-ta-li.
Continue reading Report error