Boqorradii Kowaad 15:19 ~ 列 王 紀 上 15:19

picture

A niga iyo adiga axdi baa inoo dhexeeya, oo aabbahay iyo aabbahaana wuu u dhexayn jiray; haddaba bal eeg, waxaan kuu soo diray hadiyad lacag iyo dahab ah, saas aawadeed tag oo jebi axdiga aad la leedahay boqorka dalka Israa'iil oo Bacshaa ah, ha iga tagee.


說 : 你 父 曾 與 我 父 立 約 , 我 與 你 也 要 立 約 。 現 在 我 將 金 銀 送 你 為 禮 物 , 求 你 廢 掉 你 與 以 色 列 王 巴 沙 所 立 的 約 , 使 他 離 開 我 。

Continue reading Report error