O o markii Axiiyaah maqlay sanqadhii cagaheeda, markii ay albaabka soo gashay ayuu ku yidhi, Soo gal, Yaaraabcaam bilcantiisay, maxaadse isaga dhigaysaa mid kale? Waayo, waxaa la iigu soo kaa dhiibay war xun.
Cuando Ahías oyó el sonido de sus pies, al entrar por la puerta, dijo: Entra, mujer de Jeroboam. ¿Por qué te finges otra? He recibido para ti un duro mensaje.
Continue reading Report error