M arkaasaa Yaaraabcaam wuxuu bilcantiisii ku yidhi, Waan ku baryayaaye, kac oo isbeddel, oo yaan lagu aqoon inaad tahay bilcantii Yaaraabcaam; oo waxaad tagtaa Shiiloh, waayo, halkaas waxaa jooga Nebi Axiiyaah oo ii sheegay inaan dadkan boqor u ahaanayo.
И Еровоам каза на жена си: Стани, моля, предреши се така, щото да не познаят, че си Еровоамовата жена, и иди в Сило; ето там е пророк Ахия, който ми каза, че ще царувам над тия люде.
Continue reading Report error