Boqorradii Kowaad 13:25 ~ 1 царів 13:25

picture

O o bal eeg, dad baa soo ag maray, oo waxay arkeen meydka jidka lagu tuuray iyo libaaxa meydka agtiisa taagan; oo waxay yimaadeen magaaladii nebiga duqa ahu degganaa, markaasay dadkii u sheegeen.


Аж ось приходять люди, і побачили того трупа, киненого на дорозі, та лева, що стояв при трупі. І вони прийшли й говорили в тім місті, де сидів старий пророк.

Continue reading Report error