Boqorradii Kowaad 13:2 ~ 3-я Царств 13:2

picture

M arkaasuu wax ka gees ah meeshii allabariga ku qayliyey sidii Rabbigu ku amray, oo wuxuu yidhi, Meeshii allabarigay, meeshii allabarigay, Rabbigu wuxuu leeyahay, Reer Daa'uud waxaa u dhalan doona wiil magiciisa la yidhaahdo Yoosiyaah, oo isna dushaada wuxuu ku qali doonaa wadaaddada meelaha sarsare ee dushaada fooxa ku shida, oo waxaa dushaada lagu gubi doonaa dad lafihiis.


Он крикнул жертвеннику по слову Господа: – Жертвенник, жертвенник! Так говорит Господь: «Родится дому Давида сын по имени Иосия. На тебе принесет он в жертву тех самых жрецов святилищ, которые возжигают на тебе благовония, и сожжет на тебе человеческие кости».

Continue reading Report error