I sna wuxuu ku yidhi, War anba waxaan ahay nebi kula mid ah, oo malaa'ig baa Eraygii Rabbiga igula hadashay oo igu tidhi, Isaga soo celi oo gurigaaga keen inuu kibis cuno oo biyo cabbo. Laakiinse been buu u sheegay.
Старый пророк ответил: – Я такой же пророк, как и ты. Ангел сказал мне по слову Господа: «Верни его к себе домой, чтобы он поел хлеба и попил воды». (А это была ложь.)
Continue reading Report error