Boqorradii Kowaad 12:27 ~ 列 王 紀 上 12:27

picture

o o haddii dadkanu Yeruusaalem tagaan inay Rabbiga allabaryo ugu bixiyaan, de markaas qalbigoodu wuxuu u noqon doonaa sayidkoodii, kaasoo ah Rexabcaam ee boqor u ah reer Yahuudah, oo markaasay i dili doonaan, waxayna u noqon doonaan Rexabcaam ee ah boqorka reer Yahuudah.


這 民 若 上 耶 路 撒 冷 去 , 在 耶 和 華 的 殿 裡 獻 祭 , 他 們 的 心 必 歸 向 他 們 的 主 ─ 猶 大 王 羅 波 安 , 就 把 我 殺 了 , 仍 歸 猶 大 王 羅 波 安 。

Continue reading Report error