Boqorradii Kowaad 12:20 ~ 1 Kings 12:20

picture

O o markii dadkii Israa'iil maqleen in Yaaraabcaam soo noqday ayay u cid direen oo shirkii ugu yeedheen, oo waxay ka dhigteen boqor u taliya dadkii Israa'iil oo dhan; oo reerkii Daa'uudna nin qudha ma raacin, qabiilkii reer Yahuudah mooyaane.


When all Israel heard that Jeroboam had returned, they sent and called him to the assembly and made him king over all Israel. None followed the house of David except the tribe of Judah only.

Continue reading Report error