S ulaymaanna wuxuu urursaday gaadhifardood iyo rag fardooley ah; oo wuxuu lahaa kun iyo afar boqol oo gaadhifaras, iyo laba iyo toban kun oo nin oo fardooley ah, oo wuxuu fadhiisiyey magaalooyinkii gaadhifardoodka, oo qaarna boqorkay Yeruusaalem la joogeen.
Solomon collected chariots and horsemen; he had 1, 400 chariots and 12, 000 horsemen, which he stationed in the chariot cities and with the king in Jerusalem.
Continue reading Report error