O o waxay Yeruusaalem la timid dad aad u badan, iyo awr badan oo ay ku raran yihiin uunsi, iyo dahab aad u badan, iyo dhagaxyo qaali ah; oo markay Sulaymaan u timid wixii qalbigeeda ku jiray oo dhan ayay kala hadashay.
and she cometh to Jerusalem, with a very great company, camels bearing spices, and very much gold, and precious stone, and she cometh unto Solomon, and speaketh unto him all that hath been with her heart.
Continue reading Report error