Boqorradii Kowaad 10:19 ~ 列 王 紀 上 10:19

picture

C arshigu wuxuu lahaa jaranjaro lix tallaabo ah, oo carshiga xaggiisa sare ee dambena way wareegsanayd; oo kursiga meeshiisa lagu fadhiisto labadeeda dhinacba waxay lahayd meelo xusullada la saarto, oo meelaha xusullada la saartana dhinacooda waxaa taagnaa laba libaax.


寶 座 有 六 層 臺 階 , 座 的 後 背 是 圓 的 , 兩 旁 有 扶 手 , 靠 近 扶 手 有 兩 個 獅 子 站 立 。

Continue reading Report error