Boqorradii Kowaad 1:34 ~ 1 Kings 1:34

picture

O o wadaadka Saadooq ah iyo Nebi Naataan isaga halkaas ha ku subkeen, oo ha ka dhigeen boqorkii dalka Israa'iil; oo markaas waxaad afuuftaan buunka oo waxaad tidhaahdaan, Boqor Sulaymaan ha noolaado.


And let Zadok the priest and Nathan the prophet anoint him there king over Israel. Then blow the trumpet and say, Long live King Solomon!

Continue reading Report error