Boqorradii Kowaad 1:2 ~ 3 Царе 1:2

picture

S idaas daraaddeed addoommadiisii waxay ku yidhaahdeen, Boqorow, Sayidkayagiiyow, ha laguu doono gabadh dhallinyar oo bikrad ah, oo taasu ha istaagto hortaada, waxna ha kuu tarto, oo laabtaadana ha ku jiifto, si aad kulayl u hesho, Boqorow, Sayidkayagiiyow.


Затова, слугите му казаха: Нека потърсят за господаря ни царя млада девица за да престоява пред царя и да му пригажда, и да спи на пазвата му, за да се топли господарят ни царят.

Continue reading Report error