O o bal eeg, intaad boqorka la hadlayso ayaan anna kaa daba iman doonaa, oo waxaan sii adkayn doonaa erayadaada.
Y estando tú aún hablando con el rey, yo entraré tras ti, y acabaré tus razones.