Boqorradii Kowaad 1:13 ~ 列 王 紀 上 1:13

picture

H addaba tag oo u gal Boqor Daa'uud, oo waxaad ku tidhaahdaa, Boqorow, sayidkaygiiyow, miyaadan anoo addoontaada ah iigu dhaaran oo odhan, Hubaal dabaday waxaa boqor ahaan doona wiilkaaga Sulaymaan, carshigayguuna ku fadhiisan doonaa? Haddaba Adoniiyaah muxuu boqor u noqday?


你 進 去 見 大 衛 王 , 對 他 說 : 我 主 我 王 啊 , 你 不 曾 向 婢 女 起 誓 說 : 你 兒 子 所 羅 門 必 接 續 我 作 王 , 坐 在 我 的 位 上 麼 ? 現 在 亞 多 尼 雅 怎 麼 作 了 王 呢 ?

Continue reading Report error