Samuu'eel Labaad 8:2 ~ 2 Царе 8:2

picture

O o wuxuu kaloo laayay reer Moo'aab, oo intuu dhulka jiifiyey ayuu xadhig ku qiyaasay, oo markaasuu laba xadhig wuxuu u qiyaasay in la dilo, xadhig buuxana wuu la hadhay iyagoo nool. Oo reer Moo'aabna addoommay Daa'uud u noqdeen, oo baad bay u keeneen.


Порази и моавците и ги измери с въжета, като ги накара да легнат на земята. Отмери две въжета, за да ги погуби, и едно цяло въже, за да ги остави живи. Така моавците станаха Давидови слуги и му плащаха данък.

Continue reading Report error