Samuu'eel Labaad 6:17 ~ ﺻﻤﻮﺋﻴﻞ ﺍﻟﺜﺎﻧﻲ 6:17

picture

S anduuqii Rabbigana gudahay soo geliyeen oo meeshiisii bay dhigeen, taasoo ahayd teendhadii Daa'uud u dhisay badhtankeeda; kolkaasaa Daa'uud Rabbiga hortiisa ku bixiyey qurbaanno la gubo iyo qurbaanno nabaadiino.


وَأدخَلُوا صُنْدُوقَ اللهِ ، وَوَضَعُوهُ فِي مَكانِهِ داخِلَ الخَيمَةِ الَّتِي نَصَبَها داوُدُ لَهُ. وَذَبَحَ دَاوُدُ ذَبائِحَ صاعِدَةً وَذَبائِحَ سَلامٍ فِي حَضرَةِ اللهِ.

Continue reading Report error