Samuu'eel Labaad 5:20 ~ 2 Царе 5:20

picture

M arkaasaa Daa'uud yimid Bacal Feraasiim, oo halkaasaa Daa'uud iyagii ku laayay, oo yidhi, Rabbigu cadaawayaashaydii ayuu hortayda degdeg ugu qabtay, sida biyaha butaacayaa u degdegaan oo kale. Sidaas daraaddeed meeshaas magaceedii wuxuu u bixiyey Bacal Feraasiim.


И тъй, Давид дойде във Ваал-ферасим; и Давид ги порази там, като рече: Господ избухна пред мене върху неприятелите ми както избухват водите. За туй, онова място се нарече Ваал-ферасим {Т.е., Място за проломите.}.

Continue reading Report error