Samuu'eel Labaad 5:17 ~ 撒 母 耳 記 下 5:17

picture

O o reer Falastiinna markay maqleen in Daa'uud loo subkay inuu boqor u ahaado reer binu Israa'iil ayay reer Falastiin oo dhammu u soo baxeen inay Daa'uud doondoonaan; oo Daa'uudna taas wuu maqlay, markaasuu dhufayskii hoos ugu dhaadhacay.


非 利 士 人 聽 見 人 膏 大 衛 作 以 色 列 王 , 非 利 士 人 就 上 來 尋 索 大 衛 ; 大 衛 聽 見 , 就 下 到 保 障 。

Continue reading Report error