Samuu'eel Labaad 4:2 ~ II Sa-mu-ên 4:2

picture

O o Saa'uul wiilkiisii Iishboshed ahaana wuxuu lahaa laba nin oo askartiisa saraakiil u ahaa. Mid magiciisu wuxuu ahaa Bacanaah, oo kan kale magiciisuna wuxuu ahaa Reekaab, oo waxayna ahaayeen ilmo Rimmon kii reer Bi'irod, oo waxayna ahaayeen reer Benyaamiin (waayo, Bi'irod waxaa lagu tiriyey reer Benyaamiin,


Vả, con trai Sau-lơ có hai đội trưởng, một người tên là Ba -a-na, một người tên là Rê-cáp: hai người là con trai của Rim-môn ở Bê-ê-rốt về chi phái Bên-gia-min,

Continue reading Report error