Samuu'eel Labaad 3:8 ~ 2 Самуїлова 3:8

picture

M arkaasaa Abneer aad ugu cadhooday erayadii Iishboshed, oo wuxuu yidhi, Anigu ma waxaan ahay madax eey oo reer Yahuudah leeyihiin? Bal maanta raxmad baan tusayaa reerkii aabbahaa Saa'uul, iyo walaalihiis, iyo saaxiibbadiis, oo adigana kuuma aan gacangelin Daa'uud, oo weliba maanta waxaad igu eedaynaysaa wax ku saabsan naagtan.


І дуже запалився Авнерові гнів на слова Іш-Бошетові, і він сказав: Чи я псяча юдська голова? Сьогодні я роблю ласку домові твого батька Саула, його братам та його приятелям, і не віддав тебе в Давидову руку, а ти сьогодні згадав на мені гріх цієї жінки?

Continue reading Report error