H addaba Saa'uul wuxuu lahaa naag addoon ah oo magaceedana la odhan jiray Risfaah, waxayna ahayd ina Ayah; oo Iishboshed wuxuu Abneer ku yidhi, War maxaad ugu tagtay addoontii aabbahay?
Now Saul had a woman acting as his wife whose name was Rizpah, the daughter of Aiah. Ish-bosheth said to Abner, “Why have you gone in to the woman who acted as my father’s wife?”
Continue reading Report error