M arkaasaa Daa'uud wuxuu ku yidhi Yoo'aab iyo dadkii isaga la jiray oo dhan, Dharkiinna jeexjeexa oo dhar joonyad ah guntada, oo Abneer hortiisa ku baroorta. Oo Boqor Daa'uudna wuxuu raacay naxashkii.
Then David said to Joab and to all the people who were with him, “ Tear your clothes and gird on sackcloth and lament before Abner.” And King David walked behind the bier.
Continue reading Report error