Samuu'eel Labaad 3:1 ~ 2 Царе 3:1

picture

H addaba waxaa jiray dagaal dheer oo dhex maray reer Saa'uul iyo reer Daa'uud; oo Daa'uudna waa sii xoog badnaanayay, laakiinse reer Saa'uul way sii xoog yaraanayeen.


А войната между Сауловия дом и Давидовия дом трая дълго време; и Давид непрестанно се засилваше, а Сауловият дом непрестанно ослабваше.

Continue reading Report error