Samuu'eel Labaad 24:9 ~ 撒 母 耳 記 下 24:9

picture

M arkaasaa Yoo'aab boqorkii siiyey tiradii dadka; oo waxaa dalka Israa'iil ku jiray siddeed boqol oo kun oo nin oo seefqaad ah oo xoog leh; oo waxaa dalka Yahuudahna ku jiray shan boqol oo kun oo nin.


约 押 将 百 姓 的 总 数 奏 告 於 王 : 以 色 列 拿 刀 的 勇 士 有 八 十 万 ; 犹 大 有 五 十 万 。

Continue reading Report error