Samuu'eel Labaad 24:22 ~ ﺻﻤﻮﺋﻴﻞ ﺍﻟﺜﺎﻧﻲ 24:22

picture

O o Arawnaahna wuxuu Daa'uud ku yidhi, Boqorow, sayidkaygiiyow, qaado oo Ilaah u bixi wax alla wixii kula wanaagsan; bal eeg, waa kuwan dibidii qurbaanka la gubo, waana kuwan alaabtii wax lagu tumayay iyo alaabtii dibidu si ay qoryihii u noqdaan.


فقالَ أرونةُ لداود: «خُذْهُ وَافْعَلْ بِهِ كَما يَحلُو لَكَ. وَها أنا أُقَدِّمُ ثِيرانِي ذَبائِحَ، وَالمَحارِيثَ وَأدَواتِ البَقَرِ وَقُوداً للنّارِ.»

Continue reading Report error