O o Arawnaah wuxuu yidhi, Boqorow, sayidkaygiiyow, maxaad iigu timid anoo addoonkaaga ah? Oo Daa'uudna wuxuu yidhi, Waxaan kuugu imid inaan kaa iibsado meesha wax lagu tumo, si aan Rabbiga uga dhiso meel allabari inay belaayadu dadka ka joogsato.
Орна сказал: – Зачем господин мой царь пожаловал к своему слуге? – Купить твое гумно, – ответил Давид, – и построить Господу жертвенник, чтобы прекратился мор среди народа.
Continue reading Report error