Samuu'eel Labaad 24:2 ~ 2-я Царств 24:2

picture

M arkaasaa boqorkii ku yidhi Yoo'aab oo ahaa sirkaalkii ciidanka oo isaga la joogay, Horay iyo dib u dhex mar qabiilooyinka reer binu Israa'iil oo dhan, tan iyo Daan iyo ilaa Bi'ir Shebac, oo dadka soo tiriya si aan u ogaado dadka tiradiisa.


Царь сказал Иоаву и начальникам войска, которые были с ним: – Пройдите по всем родам Израиля от Дана до Вирсавии и произведите перепись народа, чтобы мне знать, сколько их.

Continue reading Report error