Samuu'eel Labaad 24:16 ~ 2 Samuel 24:16

picture

M arkii malaggii gacanta u fidiyey inuu baabbi'iyo Yeruusaalem ayaa Rabbigu belaayadii ka qoomamooday, oo wuxuu ku yidhi malaggii dadka baabbi'inayay, Bes weeye, haddaba gacanta soo celi. Oo malaggii Rabbiguna wuxuu ag joogay meeshii hadhuudhka lagu tumi jiray oo uu Arawnaah kii reer Yebuus lahaa.


And when the angel stretched out his hand upon Jerusalem to destroy it, the LORD himself repented of that evil and said to the angel that was destroying the people, It is enough; stay now thy hand. And the angel of the LORD was by the threshingfloor of Araunah, the Jebusite.

Continue reading Report error