S idaas daraaddeed Gaad baa Daa'uud u yimid, oo intuu u warramay ayuu ku yidhi, Toddoba sannadood dalkaaga abaari ma kuugu soo degtaa? Mase saddex bilood baad cadaawayaashaada ka cararaysaa iyagoo ku eryanaya? Mase saddex maalmood baa belaayo dalkaaga lagu soo dejiyaa? Haddaba tasho, oo ka fiirso jawaabta aan u celiyo kii i soo diray.
Гад пришел к Давиду и сказал ему: – Быть ли трем годам голода в твоей стране? Или ты три месяца будешь бегать от своих врагов, которые будут преследовать тебя? Или три дня мора в твоей стране? Итак, обдумай это и реши, что мне ответить Пославшему меня.
Continue reading Report error