K uwanu waa magacyadii nimankii xoogga badnaa oo Daa'uud haystay: Yoshebbashebed oo ahaa reer Taxkemon, oo saraakiisha madax u ahaa, kaasoo ahaa Cadiinoo kii reer Cesen, oo warankiisa u qaaday siddeedda boqol oo isku mar qudha dilay.
Acestea sunt numele vitejilor lui David: Ioşeb-Başebet, un tahchemonit, era căpetenia celor trei. El şi-a ridicat suliţa împotriva a opt sute de duşmani pe care i-a ucis într-o singură împrejurare.
Continue reading Report error