Samuu'eel Labaad 23:16 ~ 撒 母 耳 記 下 23:16

picture

M arkaasaa saddexdii nin ee xoogga badnaa ayaa dhex maray ciidankii reer Falastiin, oo waxay biyo ka soo dhaamiyeen ceelkii Beytlaxam ee iridda ku ag yiil, oo intay soo qaadeen ayay Daa'uud u keeneen, laakiinse wuu diiday inuu ka cabbo biyahaas, Rabbiguuse u daadshay.


这 三 个 勇 士 就 闯 过 非 利 士 人 的 营 盘 , 从 伯 利 恒 城 门 旁 的 井 里 打 水 , 拿 来 奉 给 大 卫 。 他 却 不 肯 喝 , 将 水 奠 在 耶 和 华 面 前 ,

Continue reading Report error