Samuu'eel Labaad 22:7 ~ 2 Samuel 22:7

picture

A nigoo cidhiidhi ku jira ayaan Rabbiga baryay, Haah, waxaan u qayshaday Ilaahay; Oo isna codkayguu macbudkiisa ka maqlay, Oo qayladayduna dhegihiisay gashay.


In mine adversity I call Jehovah, And unto my God I call, And He heareth from His temple my voice, And my cry in His ears,

Continue reading Report error