S idaas daraaddeed, Rabbiyow, anigu waxaan kuugu mahadnaqi doonaa quruumaha dhexdooda, Oo magacaaga ammaan baan ugu gabyi doonaa.
Por tanto yo te confesaré entre los gentiles, oh SEÑOR, y cantaré a tu nombre.