Samuu'eel Labaad 21:20 ~ 2 Царе 21:20

picture

O o haddana waxaa dagaal ka dhacay Gad, halkaasna waxaa joogay nin aad u dheer, oo gacmahana mid kasta wuxuu ku lahaa lix farood, cagahana mid kasta wuxuu ku lahaa lix farood, oo farihiisuna kulligood waxay ahaayeen afar iyo labaatan, oo isna wuxuu u dhashay Rafaa.


Отново избухна война в Гет, където имаше един висок и снажен мъж, с по шест пръста на ръцете и на краката си, двадесет и четири на брой. Също и той се беше родил на исполина.

Continue reading Report error