Samuu'eel Labaad 20:3 ~ 2 Царе 20:3

picture

D aa'uudna waa yimid gurigiisii Yeruusaalem ku yiil, markaasaa boqorkii soo kaxaystay tobankiisii naagood oo addoommaha ahaa, ee uu kaga tegey inay guriga dhawraan, oo intuu meel gaadh leh geliyey ayuu masruufayay, laakiinse uma uu tegin. Sidaas daraaddeed ilamaa maalintii ay dhinteen bay xidhnaayeen, iyagoo carmallo ah.


И Давид се прибра у дома си в Йерусалим. Царят взе десетте си наложници, които беше оставил да пазят къщата, и ги затвори в една къща под стража. Хранеше ги, но не влизаше при тях. Така те останаха затворени до деня на смъртта си и живееха като вдовици.

Continue reading Report error