Samuu'eel Labaad 20:2 ~ 2 Samuel 20:2

picture

S idaas daraaddeed raggii reer binu Israa'iil oo dhammu way ka hadheen Daa'uud la socodkiisii, oo waxay daba galeen Shebac oo ahaa ina Bikrii, laakiinse raggii reer Yahuudah waxay ku hadheen boqorkoodii, oo ay la socdeen tan iyo Webi Urdun xataa ilaa Yeruusaalem.


Na ka takiritia nga tangata katoa o Iharaira i te whai i a Rawiri, a whai ana i a Hepa tama a Pikiri: ko nga tangata ia o Hura i piri ki to ratou kingi, o Horano mai ano a Hiruharama atu ana.

Continue reading Report error