Samuu'eel Labaad 20:17 ~ II Sa-mu-ên 20:17

picture

M arkaasuu u soo dhowaaday, oo naagtii waxay ku tidhi, Ma Yoo'aab baad tahay? Oo isna wuxuu ugu jawaabay, Haah, waan ahay. Kolkaasay ku tidhi, Bal erayadayda maqal, anoo addoontaada ah, oo isna wuxuu ugu jawaabay, Waan ku maqlayaa.


Khi Giô-áp đã lại gần, người nữ hỏi rằng: O

Continue reading Report error